Somaliland oo soo bandhigtay Magacyada Lix Hay’adood oo shaqo joojin ay ku sameysay
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta maamulka Somaliland ayaa shaqada looga joojiyay lix kamid ah Hay’adaha ka howl gala Deegaanada maamulkaasi. Hay’adahan shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay in aysan la imaan wax qabad muuqda, waxa ayna Wasaarada sheegtay in dabagal iyo wadatashiyo kadib go’aansadeen in Hay’adahan shaqada laga joojiyo. … Continue reading Somaliland oo soo bandhigtay Magacyada Lix Hay’adood oo shaqo joojin ay ku sameysay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed